Synopsis
Listen to interviews, features and community stories from the SBS Radio Somali program, including news from Australia and around the world. - Ka dhagayso waraysiyo, warbixino iyo sheekooyinka jaaliyada barnaamujka idaacada SBS laanteeda Afsoomaaliga oo ay ku jiraan wararka Australia iyo kuwa caalamka.
Episodes
-
SBS News Somali - Warka Talaado, 28 October 2025
28/10/2025 Duration: 04minShirkadaha warbaahinta bulshada ayaa aqbalay inay hir-geliyaan sharciga dowladda ee carruurta ka ayar 16-jir ka xakamayn doona barasha bulshada. Website cusub oo lagu qori doono magaca xannaanada carruurta jebis sharciga badbaadada carruurta.
-
Akhriska iyo qoraalka dadka waaweyn oo hooseeya iyo saameynta fursadaha shaqada
28/10/2025 Duration: 08minShantii qof ee Australian ahba mid ka mid ah oo u dhiganta, ku dhawaad saddex milyan oo dadka da'da weyna ah, ayaa xirfaddoodda akhriska iyo xisaabaadku hooseysaan, taas oo si weyn u saameyn karta noloshooda maalin-laha ah.. Barnaamijyo ayaa dalka oo dhan ka socda loogu talo galay in ay dadku ku hore-mariyaan xirafahooda, uguna gaadhaan yoolka noloshooda
-
SBS News Somali - Warkii Isniin: 27 October 2025
27/10/2025 Duration: 04minHaya'dda ACCC oo Microsoft Australia ku furtay dacwad ku saabsan inay macaamiisheeda marin-habaabisay. Canada-na waxay sheegtay inay ku talo jirto inay dhoofinta ganacsigooda u jiheyn doonaan dalal aanu maraykan-ku ku jirin.
-
Barnaamijkii Jimcaha 24 October 2025 oo dhammays tiran.
27/10/2025 Duration: 51minBarnaajimkii Jimce, 24 October 2025, oo dhammays tiran oo laga reebay xayaysiis.
-
SBS News Somali - Warkii Jimcaha: 24 October 2025
24/10/2025 Duration: 10minDowladda Victoria oo qorsheynaysa inay dumiso afartan iyo afar (44) dabaq oo guryaha dadweynaha ah. M.weynaha Ruushka ayaa isna kasoo jawaabey cunaqabatayntii cusbayd ee uu Donald Trump kusoo rogey.
-
Somalia News - Warkii Soomaaliya: 24 October 2025
24/10/2025 Duration: 07minM.weyna jamhuuriyadda iskeed isu magacowday ee Somaliland oo tegey Ceerigaabo oo la sheegay in lagu qabtay shir nabadeed.
-
Xasaasiyadda laws-ka ee carruurta - Talooyin cusub
24/10/2025 Duration: 10minDaraasad cusub oo laga saaray Maraykanka ayaa lagu ogaadey in carruurta yaryar ee lawska iyo walxaha kale ee ka samaysan, hore loo siiyaa ay inta badan ka badbaadaan xasaasiyadda laga qaado lawska. Daraasaddan ayaa waafaqday natiijadii mid 10 sannadood ka hor soo baxday oo iyana lagu soo jeediyey in carruurta horey loogu bilaabo cunista lawska.
-
Road trips in Australia: What you need to know before hitting the road - Baabuurka oo lagu dalxiiso Australia iyo waxaad u baahan tahay inaad ogaato
24/10/2025 Duration: 10minThere’s no better way to experience Australia than hitting the road. Between the wide-open landscapes, country bakery pies, and unexpected wildlife, a road trip lets you take in the country at your own pace. But even if you’ve driven overseas, Australia comes with its own set of challenges, especially when you venture off the beaten path. - Ma jirto hab loogu dalxiiso Australia oo ka wanaagsan inaad gaariga istaarato, waddadana taayirka saarto. Dhulka oo lagu safro, waxaa laga helaa aragti qoto dheer oo ku saabsan dalka. Waxaad arki kartaa deegaano kala muuqaal iyo qaab duwan, sida bannaanada, buuraha iyo kaymaha. Cuntooyinka noocyadooda kala duwan baad ka haqab-beeshaa. Xayaanno kala duwan oo duurjoogtu ka mid tahay ayaad filasho iyo filasho la'aanba kula kulantaa. Dabcan diyaarad waa la raaci karaa, laakiin dhulka oo la maro ayaan ayaa wax oo dhigaa jirin.
-
SBS News Somali - Warkii Khamiista: 23 October 2025
23/10/2025 Duration: 04minDowladda Federaalka ayaa bilowday tijaabadii ugu horreysey ee howl-galka Airport-ka cusub ee galbeedka Sydney. Madaxweyne Donald Trump ayaa isna cunaqabatayn cusub kusoo rogey dalka Ruushka.
-
SBS News Somali - Warka Arbacada, 22 October 2025
22/10/2025 Duration: 10minDabaylo iyo duufaanno ayaa laga filayaa maanta qaybo badan oo Austrlia ka mid ah. M.weynihii hore ee Faransiiska, Nicolas Sarkozy ayaa bilaabay xabsi shan sannadood ah.
-
Somalia News - Warkii Soomaaliya: Arbaco, 22 October 2025
22/10/2025 Duration: 10minSiyaasiyiintii mucaaradka ee dhowaan la heshiiey M.weyne Hassan Sh. Mohamud ayaa loo diidey inay diyaarad u raacaan Baydhabo.
-
Sida hadal naxariis lehi uga hor-tegi karo kufidda waayeelka
22/10/2025 Duration: 08minKa-hortagga dhicitaanku ma fududa, gaar ahaan marka dadku aanay akhriyi karin ama fahmi wacyi-gelinta ku qoran Ingriisada. Australia gudeheeda, afartii qofba hal qof oo da’diisu ka weyn tahay 65 jir ayaa dhaca ama kufa, ugu yaraan hal mar sanadkii, waana sababta ugu weyn ee dadka da’da weyn ku keenta dhaawac isbitaal loo geeyo ama dhimasho-ba.
-
Warkii Talaado: 21 October 2025
21/10/2025 Duration: 04minWarka maanta waxaa ka mid, taageerada caafimaadka maskaxa ee goobaha shaqada oo laga dayriyey iyo hoggaamiyaha mucaaradka federaalka oo ku baaqday in safiirka Australia u fadhiya maraykanka, Kevin Rud, shaqada laga caydhiyo.
-
SBS News Somali - Warka Isniinta 20 October 2025
20/10/2025 Duration: 05minWarka maanta oo isniin ah waxaa ka mid ah, dhakhaatiirka Australia oo ku baaqday in la kordhiyo heerka tallaalka ee hargebka iyo ra'iisal wasaaraha Australia iyo Donald Trump oo berrito kuu kulmi doona Washington.
-
SBS Somali Friday Program - Barnaamijkii jimcaha 17 October 2025 oo dhammaystiran
19/10/2025 Duration: 49minWaa barnaamijkii jimcaha 17 October 2025 oo dhamaystiran, lagana reebay xayaysiiskii.
-
Waraysi: Abdiqani Nadif Muse - Xadhig-jarkii degmada Shaxda-Buhodle DDS.
19/10/2025 Duration: 10minAbdiqani Nadif Muse , guddoomiyaha quddiga qaban-qaabada xafladda daah-furka degmada Shaxda-Buhodle, DDS, oo ka warramaya sidii daah-furku u dhacay.
-
Warkii Soomaaliya: Friday 17 October 2025
17/10/2025 Duration: 09minShixnad maandooriye ah oo lagu qabtay dekedda Muqdisho.
-
How to donate blood in Australia - Sida loogu deeqo dhiig
17/10/2025 Duration: 13minEach time you donate blood, you can save up to three lives. In Australia, we rely on strangers to donate blood voluntarily, so it’s a truly generous and selfless act. This ensures that it’s free when you need it—but it also means we need people from all backgrounds to donate whenever they can. Here’s how you can help boost Australia’s precious blood supply. - Mar kasta oo aad ku deeqdo dhiig, waxaad badbaadin kartaa ilaa saddex qof. Australia gudeheeda, dad ayaa dhiig u shuba dad kale oo aanay aqoonnin. waana deeqsinnimo naxariis leh oo dhiigga ka dhigta mid bilaash loo helo. Waxaynu u baahannay dad ku deeq dhiiggooda. Warbixintanna waxay ku kuu iftiiminaysaa sida aad dhiig ugu deeqi karto.
-
Dagaalka xuduudda ee Afghanistan iyo Pakistan
16/10/2025 Duration: 06minCiiidammo ayaa iskaga dhintay Pakistan iyo Afghanistan ka dib markii dagaal ku dhex maray xuduudda u dhexeysa.
-
SBS News Somali - Khamiis, 16 October 2025
16/10/2025 Duration: 05minMaxakamadda sare ee New South Wales ayaa qaaddacday awoodo hore loo siiyey booliiska gobolka. Israel iyo Xammaas-na waxay weli ku muransan yihiin maydadkii Israel ee Xammaas soo celisey.