Sbs Somali - Sbs Afomali
Somalia News: Warka Soomaaliya 28 January 2026
- Author: Vários
- Narrator: Vários
- Publisher: Podcast
- Duration: 0:08:37
- More information
Informações:
Synopsis
Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo ka hadlay guulo uu sheegay inay ka gaareen dagaallada argagixisada. Qaar ka mid ah guddiyada joogtada ah ee golaha shacabka Soomaaliya ayaa qaaddacay in laga doodo dhammays-tirka dastuurka.