Sbs Somali - Sbs Afomali

Ururka SABC oo shir u qabtay ganacsatada Soomaaliyeed ee Victoria

Informações:

Synopsis

Ururka SABC ayaa ganacsatada Victoria u qabtay shir ay sheegeen in ganacsatada lagu baraarujiyo, sidii ay ganacsigooda u horumarin lahaayeen, ha noqoto faham buuxa oo ay ka yeeshaan shuruudaha, sharciyada, xeerarka kale ee u yaalla ganacsiyada iyo iskaashiga.