Sbs Somali - Sbs Afomali

Ciidanka Maraykanka ee ICE oo dilay qof kale iyo cabashooyinka

Informações:

Synopsis

Saacaddu waxay ahayd qiyaastii 9-kii subaxnimo ee waqtiga Minneapolis. Ninka dhintay wuxuu ahaa kalkaaliye caafimaad oo ka shaqeeya qabyta gargaarka nafbad-baadinta. Gacanta kuma uu sidan bastoolad ee wuxuu ku sitey telephone.