Sbs Somali - Sbs Afomali
#102 Getting organised (Med) - Learn English #102: Baro Ingriisi - is abaabul, hore usii qorshee, kama-dambaysta ( deadline)
- Author: Vários
- Narrator: Vários
- Publisher: Podcast
- Duration: 0:10:44
- More information
Informações:
Synopsis
Learn practical English phrases for getting organised and managing daily tasks, including planning ahead, meeting deadlines, and staying on top of responsibilities. - Baro ereyo iyo jumlado Ingiriisi ah oo kaa caawinaya inaad is abaabusho oo aad si habsami leh u maareyso hawlahaaga maalinlaha ah. Waxaad baran doontaa sida loo hadlo marka aad: Wax horay u sii qorsheynayso,, waqtiyada kama dambaysta ah (deadlines) la kulmeyso iwm