Sbs Somali - Sbs Afomali

Kansarka (Cancer) qarsoon ee ku dhaca carruurta

Informações:

Synopsis

Kansarka dhiiggu waa kan ugu badan uguna halista badan ee carruurta Australia ku dhaca. Sannadkankan oo keliya ayaa la fiayaa in 350 carruur ah, oo Australian ah laga helo kansarka dhiigga.