Sbs Somali - Sbs Afomali
SBS News Somali: Warka Talaado 27 January 2026
- Author: Vários
- Narrator: Vários
- Publisher: Podcast
- Duration: 0:05:00
- More information
Informações:
Synopsis
Heerkulka ayaa maanta la saadaalaaliyey inuu Melbourne iyo Geelong ka gaari doono 45 degree, iyo Mildura oo laga filayo 49 degree. Baarlamaanka Faransiiska, ayaa taageeray sharci lagu mamnuucayo in carruurta ka yar 15 sano ay isticmaalaan baraha bulshada.