Sbs Somali - Sbs Afomali

What actually happened on January 26? - Australia Explained: Maxaa dhacay 26 January oo loogu dabbaal-degaa?

Informações:

Synopsis

January 26 is one of the most debated dates in Australia’s history. Often described as the nation’s birthday, the day marks neither the formal founding of the colony nor the creation of the Commonwealth. Instead, it reflects a layered history shaped by colonisation, political decisions, and ongoing First Nations resistance. Understanding what actually happened on January 26 reveals why the date is experienced so differently across the country. - 26-ka Janaayo waa taariikh muran badan ka dhalisay Australia. Dadka qaar waxay u arkaan maalinta qaranka, halka kuwa kalena ay ugu taagan tahay gumeysi iyo xanuun taariikheed. Fahamka wixii dhab ahaan dhacay maalintani, waxay innaga caawinayaa fahmidda sababta ay dadku si kala duwan ugu arkaan.