Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen

  • Author: Vários
  • Narrator: Vários
  • Publisher: Podcast
  • Duration: 44:58:35
  • More information

Informações:

Synopsis

Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison

Episodes

  • Wararka maanta ee Sweden.

    03/11/2021 Duration: 02min

    Shirweeynihii xisbiga S oo maanta bilaabmay, go´aan cusub oo ka yimid dawladda iyo warar kale.

  • Wararkii maanta & Sweden

    02/11/2021 Duration: 02min

    Hindise iska horkeeni kara boostaalayaasha & kooxaha daroogada, jidad loogu magac daray aqoonyahanno cunsuri ahaa oo magaca laga bedelayo & Hay'adda Daryeelka Bulshada oo ka dayrisay guddniinka gabdhaha.

  • Wararkii maanta & Sweden

    01/11/2021 Duration: 02min

    Carruurta oo Förskola kusoo noqon kara 24 saac kaddib haddii aysan qandhaysnayn, Sweden oo la wareegaysa hoggaanka ciidanka jooga Mali & Waalidiin Soomaali ah oo ku lugeeyay Rinkeby & ujeedka.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    29/10/2021 Duration: 02min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dhaleecayn loo soo gudbiyay heeyada caafimaadka, tirada u dhintay covid-19 oo kor u kacay iyo warar kale.

  • wararka maanta iyo sweden

    28/10/2021 Duration: 02min

    xaaladihii ugu dambeeyay ee covid-19.Karin tegnel oo loo caleema saaray agaasimaha guud ee hayadda caafimaadka bulshada.Mustafe Cabdiraxmaan "waxaan qoray book anfacaya dhalaanka soomaalida

  • Wararka maanta iyo Sweden

    27/10/2021 Duration: 02min

    Dowladda oo ku baaqday doos seddexaad oo talaal ah.Dacwad ka dhan ah wiil dilay Askari oo Jumcaha furmaya.Dowladda oo qobaro u saartay ilmo waa hore dalka dibaddiisa lagasoo kaxaysanjiray

  • Wararka maanta iyo Sweden.

    26/10/2021 Duration: 02min

    bulshada swedishka oo siwayn uga welwelsan aaladaha Bulshada.15kun oo qof ayaa sweden ugu geeriyootay Covid-19.Safiya Gacal "xaafadda Tjärna Ängar waa xaafad aad u wanaagsan.

  • Wararka maanta iyo Sweden

    25/10/2021 Duration: 02min

    Caruurta 4-jirrada cayilan oo soo badanaysa.biyo la'aan looga digayo dadka ku dhaqan Skåne.warshadda shirka Eberspächer oo la jabsaday.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    22/10/2021 Duration: 01min

    Dilkii Einar iyo Raadiyaha Iswiidhan oo booqasho ku tagtay magaalada Boden.

  • Wararka maanta iyo Sweden

    21/10/2021 Duration: 02min

    Furiinka ugu badan Sweden oo dhaca Bisha October. Ardayda waalidkood guryaha ku caawiyaan oo natiijo sare helo.sidee ufaaraan hablaya Soomaaliyeed ee Sweden ku dhashay?

  • Wararka maanta iyo Sweden

    20/10/2021 Duration: 02min

    Haween iyo ilmo ka imanaya Daacish. Xubno khaansiir laga soo saarey oo dad lagu abuurey. Aabbe soomaaliyeed iyo lix ilmood oo uu dhalay oo hooyadood waayey ambulans ka soo daahay dartii.

  • Wararka maanta iyo Sweden

    15/10/2021 Duration: 02min

    Hoggaamiyaha xisbiga Moderaterna oo shaaca ka qaaday qodobbada ey ka wada shaqeeyn karaan xisbiga SD. Shaqa la'aanta oo hoos u dhacday gobolka Dalarna. Rinkeby oo 50 jirsanaysa.

  • Wararka maanta ee Sweden.

    14/10/2021 Duration: 01min

    Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Liis cusub oo u boolisku soo saaray xaafadaha ugu rabshadaha ugu badan, madaxweeynaha Finland oo is karantiilay booqashadii Malmö ka dib iyo warar kale.

  • Maanta iyo wararka Sweden

    13/10/2021 Duration: 02min

    Hannaan loogu magac daray"Jooji toogashada" oo Göteborg laga hirgelinayo. Dad hor leh oo dhintay Covi 19, Soomaali ganacsi ku leh xaafadda Tjärna Ängar oo aan ka wareysanay xaalkooda.

  • Wararka maanta ee Sweden

    12/10/2021 Duration: 02min

    Go'aan ka yimid kiiski nin dad ku midiyeeyey vetlanda, kalkaaliye lagu soo oogay dambi kufsi ah iyo xafladda dhaqanka soomaalida ee Järfälla.

  • Wararka maanta ee Sweden

    11/10/2021 Duration: 02min

    Abaalmarinta dhaqaalaha Nobel, Nin lagu dhaawacay Malmö iyo Xulka Sweden oo la ciyaaraya kan Giriiga

  • Wararka maanta ee Sweden

    08/10/2021 Duration: 02min

    Biladda nabadda Nobel oo lagu dhawaaqay, Nin loo heysto dab ka dhacay Stockholm iyo Shaqaalaha diida tallaalka iyo beddelka shaqooyinkooda

  • Wararkii maanta iyo Sweden

    07/10/2021 Duration: 02min

    Biladda Nobeelka suugaanta. shaqa la'aanta oo ah midda ugu muhiimsan ee dadka ku khasabta dalabaadka taageerada caydha. Xanuunnada maskaxda iyo dhallaanka soomaaliyeed.

  • Wararkii maanta & Sweden

    06/10/2021 Duration: 01min

    Nin loo haystey qarixii Göteborg oo isaga oo mayd ah la helay, FHM oo da' gaar ah ka joojisey adeegsiga tallaalka Moderna & nin loo qabtay qof xalay lagu diley Linköping

  • Wararkii maanta & Sweden

    05/10/2021 Duration: 02min

    Booliiska oo ku baxay bambo laga sheegay Ljungby, qof dhaawac ah iyo guri gubtey & in sharciga ilmaha la iska soo tuuro wax laga bedelo oo la taageeray

page 49 from 50