Synopsis
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ahAnsvarig utgivare: Olle Zachrison
Episodes
-
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
23/05/2022 Duration: 03minTurkiga oo ogolaada codsiga Iswiidhan ee ku biiritaanka NATO, ayaa laga yaabaa in uu dheeraado sida sheegey mid ka mid ah professor Huseyin Bagci oo wareysi siiyey SVT. Turkiga oo ogolaaada codsiga Iswiidhan ee ku biiritaanka NATO, ayaa laga yaabaa in ay waqti dheer qaadato sida uu sheegey professor Huseyin Bagci. Tan iyo sannadkii 2017 tirada carruurta iyo dhallinyarada xiriir la leh cilmu-nafsiga carruurta iyo dhallinyarada ayaa kordhay 14 boqolkiiba iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
20/05/2022 Duration: 03minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Ururka xiririka booliska Sweden ayaa si adag uga falcelinaya in shuruudihii aqooneed ee tababarka booliska hoos loo dhigay mar kale. Dowladda ayaa go'aan ku gaartay in cudurka viruska Fin-daanyeerka loo aqoonsado cudur guud oo khatar ah iyo warar kale
-
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
19/05/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sugitaanka baasaboor cusub ee Sweden ayaa sii dheeraandoona sida aan warka ku heley, waxaana la sheegey in ay sababtu tahay cilado farsamo, iyo ururadda xagjirka ee garabka midig ayaa u muuqda hadda in ay aad ugu howlanyhiin dhanka internetka oo ay ku faafiyaan fikiradooda, iyo warar kale
-
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
18/05/2022 Duration: 03minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Kadib rabshadihii dhacay Easter-ka oo ay ku dhaawacmeen tiro badan oo boolis ah, ayaa waxaa billowday baaritaan horudhac ah oo ka dhan ah taliska booliiska, Xisbiga Miljöpartiet ayaa soo hordhigay baarlamanka Iswiidhen shuruudda ah in sida ugu dhakhsiyaha badan loo dejiyo xeer cusub oo ka mamnuucaya in Iswiidhen la keeno quwada nukliyeerka, iyo warar kale
-
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
17/05/2022 Duration: 03minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Shalay ayay ahayd markii madaxweyne Erdogan uu sheegay in Turkigu aanu haa odhan doonin xubinimada Iswidhan ee NATO. Isbedello ayaa lagu sameeyey shuruudihii la xiriirey dalabaadka taageerada dhaqaale ee ururrada diiniga ah, iyob warar kale
-
Wararka maanta ee Radio Sweden
16/05/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Wasiiradda arrimaha dibadda ee Midowga Yurub ayaa hadda ka wada hadlaya dagaalka ka socda Ukraine, balse shirkan ayaa waxaa hareeyay go’aanka cunaqabateynta lagu saarayo Ruushka, Ciidanka cirka ee Iswiidhen ayaa soo bandigaya dhoolatusyo, xagga cirka iyo warar kale
-
Wararka Maanta ee Radio Sweden
13/05/2022 Duration: 03minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xubinnimada Iswiidhen ee NATO waxay noqon doonta "ka hortag khilaaf", sida ay maanta sheegtay Ann Linde. Tirada kiisaska la xaqiijiyay ee covid-19 ayaa wali sii yaraanaya Sweden iyo warar kale.
-
Wararka Maanta ee Radiyaha Iswiidhen
12/05/2022 Duration: 04minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbigga Kristdemokraterna ayaa sheegey in ay san qaadaci doonin raadiyaha Iswiidhan, kadib markii xisbigu la shirey howlwadeenada radiyaha Iswiidhen, ayuu xisbigu shaaciyey arinkan mar uu waraysi ay siisay Ekot, Paludan oo ogolaansho ka helay boliiska si uu baanbaxyo ugu qabto degmadda Örebro iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
11/05/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Sweden ayaa maanta la saxiixatay heshiis is kaashi Boqortooyada Ingiriiska, Ra'iisul Wasaaraha Iswiiden Magdalena Andersson ayaa shir jara’id oo ay laqabatey dhigeeda raisul wasaaraha Ingriiska Boris Johnson,Rasmus Paludan uu khamiista berito ah ku qaban doonaa bannaanbax kadib markii uu ciidanka ammaanku ogolaaday codsigiisii, iyo warar kale
-
Wararka maanta ee Radio Sweden
10/05/2022 Duration: 03minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Subaxnimadii talaadada ayaa Henrik Fritzon, oo ah siyaasiga gobolka ka tirsan xisbiga Social ee Skåne, ayaa ka dooday xubinimada Iswidhan ee NATO. Difaaca madaniga ee Iswiidhen ayaa waa in lagu xoojiyaa 6 bilyan oo karoon sanadka soo socda iyo warar kale
-
Wararka maanta ee Radio Sweden
06/05/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah App-cusub oo lasoo saaray kana hortaga weerarada skuulka lagu soo qaado, degmadda Jönköping, Maxkamadda maamulka ayaa sheegtey in ay ahayd qalad in bilaysku uusan ogolaansho siinin Rasmus Paludan kulan ka dhacayey Borås, iyo warar kale
-
Wararka maanta ee Sweden
05/05/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xaalada ADHD ayaa ku badan wiilasha marka labarbardhigo gabdhaha ayaa laga helay Adhd,Xatooyooyinka jeebsiibka ayaa sare u kacay sandkan iyo warar kale
-
Wararka maanta ee raadiyaha Iswiidhen
04/05/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Dowladda Sweden ayaa go’aamisay in lacago gunnooyin ah lagu kabto dadka shaqadda ugu safra gawaaridooda, dad aad u yar ayaa caawinaad ka raadsaday waaxda degdega ah ee dhimirka intii lagu guda jiro xilligii kroonaha 2020 iyo 2021 iyo warak kale kala soco boggeena
-
Waraka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
03/05/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xisbiga Miljöpartiet ayaa la’ musharixiin uga qeyb gesha doorashooyinka degmooyinka dalka, Hay’adda qaabishan duruufaha shaqada iyo shaqaalaha ee Arbetsmiljöverket ee Iswiidhan ayaa xirtey baaritaankii warbixinnada ay hay’addu heshay ka dib rabshadihii todobaadka Easter-k iyo warar kale
-
Wararka maanta ee Sweden.
02/05/2022 Duration: 02minXisbiga S oo raba in la kordhiyo lacagta a-kassa iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
29/04/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Xayiraadihii ururka dekaddaha Sweden ay ku soo rogeen maraakiibta ruushka oo la dhaleeceeyay, Maandooriye faro badan oo laga helay dugsi lagu xannaaneeyo caruurta oo ku yaala magaalada Västerås iyo warar kale.
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
28/04/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Bangiga qaranka ayaa sare u qaadidoona heerka dulsaarka 0.25 boqolkiiba, waxaana la saadaalinayaa in sare u kaca ku yimid lacagta dulaasrka ah ay sii socondoonto ilaa iyo sanadka 2024,Xafiiska shaqadda Sweden ayaa sheegey in ay waqtidheer ay qaadan doonto in qaxootiga Yukreyn ay shaqo bilaabaan, Iyo wararkale
-
Wararka maanta ee Raadiyaha Iswiidhen
27/04/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Booliiska ayaa diiday codsi uu siyaasiga garabka midig ee xagjirka ah Rasmus Paludan ku doonayey inuu markale ogolaanshe u helo isusoobax gudha degmadda Trollhättan, Säpo oo ka digtey saameynta Ruushka ee dooda Nato, iyo warar kale
-
Wararka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
26/04/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Hogaamiyaha xisbiga Libaraalka Johan Pehrson ayaa faallo ka bixisay hadal ka soo yeedhay hogaamiyaha xisbiga Christian Democrats Ebba Busch sabtidii mar ay wareysi bixineysey,Boliiska dalka Sweden ayaa xiray labo qof oo lala xiriirinayo rabshadihii ka dhacay magaalooyinka Norrköping iyo Linköping usbuucii Easterka, iyo wararkale
-
Warka maanta ee Radiyaha Iswiidhen
25/04/2022 Duration: 02minWarar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah Degmadda Trollhättan ayaa joojin doonta in calanka Ukraine laga suro bannaanka xarunta dowladda hoose, Siyaasiga Xagjirka ah Rasmus Paludan ayaa racfaan ka qaatay go'aanka ay booliska gobolka galbeed ku diideen codsigiisa ku aadan inuu shir guud uu ku qabto magaaalada Borås maalinimada Jimcaha ah iyo warar kale